Koobab naqshado cusub ah
Macmiil, Shirkadda Daabacaadda Sagaljet waxay kugu wargelinaysaa inaad ka heli karto dhammaan xarumaha shirkadda Koobab naqshado cusub ah. Si aad u hesho la xidhiidh xarunta kuugu dhaw
Agabka abaal marinta oo cusub, oo laguu soo kordhiyay.
Macmiil, Shirkadda daabacaadda casriga ah ee Sagaljet waxay kugu wargelinaysaa agab abaalmarineed oo cusub (Latest Awards), booqo xarunta kuugu dhaw ee shirkadda oo bixi abaalmarin qurxoon!
Xafladda Daahfurka buugga CIDI MA KUU SHEEGTAY?
Hoggaamin iyo Afhayn, oo laga qoray Nuur-Xaashi iyo Ismaaciil-Aflow. Waxa qoray: Fu'ad Cabdirashiid (Booska). Daabacaaddii: Shirkadda daabacaadda casriga ee Sagaljet Company
SAGAL JET AWARDS DILIGENT EMPLOYEES
Sagal Jet, the leading provider of Digital Printing and advertisement in Somaliland, on Friday night held a prestigious awards evening for employees at Maansoor Hotel in Hargeisa. Startup grind Hargeisa chats with Abdi Yusuf Aar, CEO, Sagaljet the first digital Printing Company and the …
SAGAL JET CELEBRATES 10TH ANNIVERSARY
Heralding the 10th anniversary, Somaliland’slargest printing service provider, Sagal Jet has held a glitzy ceremony at Green Plaza hotel in Hargeisa to celebrate a decade of success. Ugu dambayntii waxa abaalmarin iyo weliba shahaado-sharaf la guddoonsiiyey Saleebaan Axmed Cabdilaahi oo isaga loo gartay in uu yahay shakhsigii ugu firfircoonaa, uguna hawlkarnsanaa shaqaalaha shirkadda SAGAL JET, waxaana dadkii munaasibadda ku sugnaa tallaabadaas u arkayeen mid kaalin weyn ka qaadan karta dhiirrigelinta
SAGAL JET PRESENTS AUTHOR EXPO AT GREEN PLAZA
East Africa’s leading publisher has on Monday presented Author Expo, an event celebrating local authors and entrepreneurs. Come learn about self-publishing, story mapping, writing, and how to authentically write YOUR story! Ugu dambayntii waxa abaalmarin iyo weliba shahaado-sharaf la guddoonsiiyey Saleebaan Axmed Cabdilaahi oo isaga loo gartay in uu yahay shakhsigii ugu firfircoonaa, uguna hawlkarnsanaa shaqaalaha shirkadda SAGAL JET, waxaana dadkii munaasibadda ku sugnaa tallaabadaas u arkayeen mid kaalin weyn